WARARKA SOOMAALI

Daawo:-halka uu ku dambeeyay Madaxweynihii Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh-Video

Madaxwaynihii Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Hargeisa ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu kaga hadlay Hoteelkii ugu horeeyay oo laga furay deegaanada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay in Hoteelkaasi oo loo bixiyey HARAWO,   Islamarkaana uu deganaa Wakhtigii Shirkii Boorame , Islamarkaana aan wax Lacag ah la waydiin.

SOMALI NEWS

To Top