WARARKA SOOMAALI

Daawo Wareysi:-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo weerar Afka ah ku qaaday Madaxwayne Farmaajo iyo Dowladdiisa-Video

Xildhibaanka haysta aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya, Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay inuu ka dambeeyay in la baajiyo kulankii uu maanta Magaalada Nairobi uga qeyb gali lahaa siyaasiga C/Raxmaan C/Shakuur.

Wareysi uu Caawa bixiyay C.Raxmaan C.Shakuur ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu bixiyay amarka lagu baajiyay kulankaas.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale, siyaasiga C.raxmaan C/Shakuur ayaa tilmaamay in Kenya ay aheyd dal xoriyada hadalka ku wanaagsan, laakiin, Xildhibaan Aadan Barre DUcaale ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay in marnaba aysan aqbaleyn in mucaaradka Farmajo iyo dowladiisa ay ku shiraan Kenya.

SOMALI NEWS

To Top