WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Gudiga dhismaha Masaajidka Deegaanka Horufadhi oo ku baaqay in la dhiso Masaajidka-Video

Guddiga Dhismaha Misaajidka Degmada Horufadhi ee Buuhoodle ayaa Ku Baaqay in Laga soo Qayb Galo Dhismaha  Misaajidkaasi oo Mudo Badan ahaa Qaybyo haatan Dhismihiisu Meel Wanaagsan Marayo Loona Baahan yahay in La Dhameeyo Bisho Ramadaanka Ka Hor.

 HALKANI KA DAAWO VEDIO

Waxaa Halkaasi Ka Hadlay Guddiga Dhismaha Misaajidkaasi Cuqaal iyo Waxgaradka Deegaankaasi Horufadhi oo Ku Baaqay in Laga soo Qayb Galo Misaajidkaasi oo Xiligan Dadka Deegaanku Baahi Xoogan u Qabaan.

 

[email protected]

 

 

SOMALI NEWS

To Top