Hooyo Sahra Maxamed Guuleed oo Ku dhaqan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool aya la sheegay inaysan Seexan 17-Sanadood Wax Hurdo ah...
Waxaa lagu wadaa 30-ka bishan in magaalada Muqdisho lagu doorto Gudoomiyaha Golaha Shacabka, waxaana xilkan isku soo sharaxay Xildhibaano badan oo kasoo...
Kooxda Shiicada Yemen ee Xuuthiyiinta ayaa shalay xaqiijiyey in duqeyn lagu dilay hogaamiyihii Golaha Siyaasada ee kooxdaasi Saleh al-Sammad. Duqeyntan ayaa la...
Wararka aan ka heleyno magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegaya in laamaha amaanka dalkaasi maanta joojiyeen munaasabad soo dhaweyn ah...
Wasiirkii Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xilkaasi iska casilay, waxa uuna Wasiirka isku soo sharaxay Gudoomiyaha Golaha...
Laascaanood,xaafaddaha Gol-Khaatumo waxaa laga soo sheegayaa arrin Mucjiso ah,Gabadh yar oo indhaha iyo Sanka dhagaxan waa weyn ka soo qubanayaan !!. ,,Gabadha...
War kasoo baxay milaariga dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in dagaalyahanada kooxda Al Shabaab ay gaarayaan 4-Kun ilaa 6-kun oo dagaalyahan, kuwaa...
Dilka ayaa waxaa la sheegay in uu geystay Nin ku labisnaa dareeska ciidamada Dowladda Soomaaliya kadibna uu goobta isaga baxsaday sida uu...
Ugu yaraan sagaal ruux ayaa ku geeriyootay 17 kalana dhaawacyo ayaa ka soo gaaray kadib markii la jiirsiiyay gaari iyagoo lugeynayay waddo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay askartii ka tirsanayd Xerada Jeneraal Gordan...