Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Imaaraadka, isagoo meesha ka saaray inuu jiro...
Magaaladda Garoowe waxaa lagu soo dhaweeyey General Maxamed Siciid Moorgan oo ka mid ah shakhsiyaadka ilaa hadda shaaciyey in ay u taganyihiin...
Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlayay xiisada siyaasadeed ee xilligan u dhaxeysa Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in Imaaraadka...
Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in loo baahan yahay in waddamada caalamku ay ixtiraamaan madaxbannaanida iyo qarannimada Soomaaliya....
HALKAN KA DAAWO…..
Xildhibaan Maxamed Yaasiin ( Dheeg ) oo kamid ah Guurtida Somaliland ayaa ku baaqay Xidhiidka loojaro Imaaraadka Carabta, Wuxuuna sheegay inuusan ka...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dhawaan la filayaa in ay doortaan Gudoomiye, waxaana xilkan isku soo sharaxay Xildhibaano badan oo kasoo jeeda Beesha...
Jaamacad ku taala dalka Philippines ayaa wiil Soomaali ah u aqoonsatay in uu noqday qofkii ugu da’da yaraa oo ebed qaata shahaadada...
Shacabka magaalada Laascaanood ayaa soodhawayay Gen maxamed Siciid moorgan oo Ku dhawaaqay inuu utaagan yahay Xilka Madax Tinimo ee Maamulka puntland,shacabka Laascaanood...
Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland Ciise Axmed Yuusuf oo Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa sheegay in maalintii shalay in Ciidanka Puntland ay Hub...