WARARKA SOOMAALI

Daawo: Wasiir Bayleh oo sheegay meesheey ku danbaysay Lacagtii Imaaraadku-Video.

Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in loo baahan yahay in waddamada caalamku ay ixtiraamaan madaxbannaanida iyo qarannimada Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka oo maalmahan ku sugnaa magaaladan Washington naguna soo booqday istuudiyaha VOA ayaa nooga warramay qodobo kale duwan oo ku saabsan xaaladda maaliyadda iyo siyaasadda ee Soomaaliya.

Dhinaca kale waxaa la weydiiyey Wasiirka sida loola wareegtay lacagtii ahayd 9-ka milyan ioyo lixda boqol ee kun ee dollar ee dawladdu ka qaadday diyaarad ay lahayd Imaaraadka Carabta iyo Waxa uga Qorshaysan Dawladda Soomaaliya.

Horufadhimedia.com

SOMALI NEWS

To Top