WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Laascaanood Mucjiso laga soo sheegayo Xaafadda Gol-khaatumo Gabadh yar oo Dhagaxan Sanka iyo indhaha ka soconayaan-Video

Laascaanood,xaafaddaha Gol-Khaatumo waxaa laga soo sheegayaa arrin Mucjiso ah,Gabadh yar oo indhaha iyo Sanka dhagaxan waa weyn ka soo qubanayaan !!.

,,Gabadha yar xanuun kaarinayaa ma hayo caadi bay kuula hadlaysaa,laakiin marka uu dhagaxu soo marayo indhaha iyo Sanka waxaa ay dareemaysaa xanuun,,Sidaas waxaa ii sheegtay Cawo Boos oo Gabadha yar soo aragtay muuqaalkana kasoo duubtay !!.

Dadka Xaafadda ayaa arrintan ay ku noqotay aragagax waxaana aad looga hadal hayaa guud ahaan xaafaddaa Gol-khaatumo

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top