WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Barnaamijkii ugu xiisaha badnaa ee Socdaalka Nabadda Farmaajo ee Gobaladda Dalka-Video

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Hayaanka Horumarka qaybtiisa 1aad oo Diirada lagu saaray ocdaalkii nabadda ee madaxweyne Maxamed C.laahi Farmaajo ee Puntland iyo Galmudug.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qaybtan oo ay ku jiraan Muuqaalo Xiiso badan oo kusoo Jiidan doona ayaa waxaa lagu soo qaatay Safarkii ka Bilowday Garoowe, ee uu kusii marayo, Qardho, Carmo ilaa iyo Boosaaso. Waxaana soo saaray oo daadihinaya Ibrahim Omar Baafo. DAAWASHO WACAN.

SOMALI NEWS

To Top