WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Deegaanka Horufadhi,Buuhoodle iyo Deegaanada ku xeeran oo Roobkii Gugu maasheeyay-Video

Degmada Horufadhi ee Gobolka Cayn iyo Deegaanada Hoos Yimaada Degmadaasi Waxaa si Balaadhan uga Da,ay Roobabkii Guga ee Sanadkani Waxaana Raxmaadkaasi Ku Diirsaday Bulshada Deegaankaasi Horufadhi iyo Deegaanada Kale ee Hoos Yimaada.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Waxgaradka Deegaankaasi Horufadhi ayaana Waxay Dhinacooda Ka Hadleen Deegaanada Roobabkaasi Xiligan heleen Waxayna Ka Warbixiyeen Nabad Galiya Degmadaasi Xiligan oo ay sheegeen inay Wanaagsantahay.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top