WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Musharaxiinta u taagan qabashadda gudoomiyaha Baarlamanka oo khudbado jeediyey iyo waxay qaban doonaan-Video

Qaar ka mid ah murashixiinta u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta qudbado ay ku soo bandhigayeen barnaamijkooda siyaasadeed ka jeediyay golaha shacabka.

Golaha ayaa dhageystay lix ka mid ah 11 murashax oo u taagan doorashadan oo la madlay inay dhaceyso 30ka bishan April.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top