Muqdisho (HM) – Agaasimaha guud ee Hay’adda Badbaadada Maamulka Badaha Nigeria (NIMASA) Dr. Bashir Jamoh ayaa sheegay in burcad badeedda Soomaaliya ay hadda...
Muqdisho (HM ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ehelada iyo qoyska Ra’iisul Wasaarihii...
Muqdisho (HM)-Dowladda Kenya ayaa aakhiritaankii si furan waxay sharaxaad dheeraad ah uga bixisay istaraatiijiyadda ku wajahan bixitaanka ciidamadda howlgalka AMISOM ee nabad-ilaalinta...
Laascaanood (HM)-Waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa Barnaamij tacsi iyo soo bandhigida Taariikhda Dr. Cali Khaliif Galaydh lagu eegayo. HALKAN KA DAAWO...
Burco (HM )-Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya Haweeney xalay aheyd lagu dilay magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer. Qaar ka mid ah...
Muqdisho (HM ) Waxaa goordhowayd Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyey Meydka Alle ha u naxariistee Raysal wasaarihii hore ee...
jigjiga ( HM ) Waxaa goor dhowayd magaalada Jigjiga ee Xarunta dawlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya laga soo qaaday Meydka Alle...
Muqdisho (HM)-Ciidamada Azerbaijan iyo Armenia ayaa wali isku horfadhiya gudaha iyo hareeraha Magaalada uu muranku ka taaganyahay ee Karabakh, Waxaana wadahadalada kasocda...
Garoowe (HM)-Wasiirka Wasaaradda maaliyadda maamulka Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa faahfaahin ka bixiyay sicir bararka ka taagan degaanada maamulka Puntland oo xoogeystay...
Muqdisho (HM)-Golaha Amniga Qaranka dalka Kenya oo uu shir guddoominayey madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa digniin iyo hanjabaad loogu diray dowladda Federaalka ee...