Garoowe (HM) – Taliyaha ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka Puntland ee gobolka Sanaag General Cabdullahi Cumar Canshuur ayaa markii ugu horreysay ka hadlay wararka...
Kismaayo (HM)-Ciidanka difaaca Kenya ayaa xorriyadooda u soo celiyey saddex kamid ah sideed Soomaali ah oo ay ka afduubteen xuduudka labada waddan,...
Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kormeeray Jidka Tarabuunka oo halboowle u ah isu socodka Caasimadda, si...
Hargeysa ( HM) – Maamulka Somaliland oo fadhigiisu yahay Hargeysa ayaa shaaciyey go’aan culus oo ka dhan ah hay’adaha Qaramada Midoobay, gaar ahaan...
Muqdisho (HM)-Safaaradda Hindia ee dalka Kenya ayaa Dowladda Soomaaliya ka codsatay in lasoo badbaadiyo ugu yaraan 30 shaqaale ah oo la sheegay...
Jigjiga (HM)-Dowladda Itoobiya ayaa war weyn kasoo saartay cudurka Corona iyadoo xeer ilaalinta Dalkaasi ay soo saartay amar ah in Qofkii aan...
Muqdisho (HM)-Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay qarax ay ku dhinteen afar arday ah oo ku noolaa deegaan ka tirsan gobolka Galgaduud. HALKAN...
Muqdisho ( HM)-Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama ayaa bilaabay olole cusub oo looga soo horjeedo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump xili ay...
Muqdisho (HM)-Maamulka Puntland ayaa soo gudbiyay xubnaha Puntland ku metelaya guddiyada doorashooyinka iyo kan Xalinta khilafaadka doorashada ee heer federal. Xubnaha la...
Muqdisho (HM)-Qoraal ka soo baxay Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warar dhowaan lagu baahiyay baraha bulshada kuwaasoo la xiriiray bangiyada...