Muqdisho (HM)-Meydka Allaha u naxariistee marxuum Dr. Cali Khaliif Galeydh Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Madaxweynihii Maamulka Khaatumo oo khamiistii ku...
Muqdisho (HM)-Si guud sanadka 2020, wuxuu dunida u yahay mid kamid ah xagaayadii ugu xumaa ee taariikhda soo maray. Colaado, musiibooyin, Covid-19...
Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuuseen Rooble ayaa ka tacsiyeey geeridii naxdinta lahayd ee maanta ku timid Alle ha unaxariistii Ra’iisul Wasaarihii...
Laascaanood (HM) – Golaha wasiirada Maamulka Somaliland oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa oo ku qabsoomay habka maqalka iyo muuqaalka ee (Video-Conference) ayaa...
Jigjiga (HM)-waxaan halkan idinka soo gudbinaynaa waraysigii ugu dambeeyay ee uu Dr. Cali Khaliif bixiyo intii uu ku sugnaa Magaalada Jigjiga Todobaadkan...
Laascaanood (HM ) Dr. Cali Khaliif Galaydh waxaa uu ahaa siyaasi Soomaaliyeed, waxaana uu mar soo ahaa Reysal Wasaaraha Soomaaliya (2000-2001), Wasiirka...
Jigjiga ( HM ) Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa ku geerooday magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida....
Hargeysa (HM)-Waxaan halkan idiinka soo gudbinaynaa waraysi uu Xisbiyada Soomaliland si kulul ugu dhaliilay Ismaaciil Hurre Buubaa oo ah Siyaasi ay madax...
Muqdisho ( HM)-Xisbiga Amniga iyo Caaladda oo Gudoomiye uu ka yahay Sheikh Mukhtaar Roobow oo DFS u xidhan, ayaa hadana Gudiga Doorashooyinku...
Muqdisho (HM)-Ciidamada dowlada ayaa isaga baxay deegaanada ka xiga dhinaca galbeed magaalada Balcad ee gobolka Sh/dhexe iyadoo dagaalamayaasha Alshabaab ay dib ugu...