WARARKA SOOMAALI

Prof. Cali Khaliif Galaydh oo goordhaweyd ku geeriyooday Magaalada Jigjiga.

Jigjiga ( HM ) Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa ku geerooday magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida.

Cali khaliid ayaa sidoo kale ahaa ahaa Hoggaamiyaha Maamulkii Khaatumo ee gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ee Khaatumo.

Dr. Galaydh ayaan la ogayn waxa dhabta ah ee Sababay geeridiiisa, balse Wararku waxay intaasi ku darayaan in marxuumka uu ku xannusanaa Jigjiga labadii maalmood ee la soo dhaafay.

Jigjiga wuxuu uga qayb galay Kulamo kala duwan oo lagu soo dhoweeyay.

Alle ha u naxariisto.

SOMALI NEWS

To Top