Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 194 xaalado cusub...
Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa habeenkii xalay aheyd xaafadda Cali-turcaaye ee degmada Yaaqshiid ku toogtay nin ku hubeysnaa bambaanooyin iyo qori...
Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo xarigga ka jartay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka magaalada Baraawe ayaa ku bogaadisay bulshada...
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Sudan ayaa lagu sheegay inay soo dhaweynayaan Go’aankii uu Guddoomiyaha Ururka Midowga Africa, ...
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo kaashanaya Odayaasha dhaqanka iyo Siyaasiyiinta Beledweyne ku sugan ayaa ku guulestay in la dhameeyo...
Taliyayaasha militariga ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa isku raacay in la dardargeliyo howlgallada wadajirka ah ee ay la wadaagaan...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo weli ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa galabta kulan la qaatay Wakiilka Midowga Africa...
Uganda ayaa sheegtay Jimcihii inay fashiliyeen weerar ismiidaamin ah oo lala beegsan lahaa aas qaran oo loo sameeynayay taliye sare oo katirsanaan...
Shirkan oo ujeedkiisu ahaa in dib-u -eegis lagu sameeyo iyo in kor loo qaado iskaashiga ka dhexeeya dalka Vietnam iyo wadamada Afrika...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dad careesan oo magaaladaasi kunool ay dab qabad siiyeen xaruntii...