Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay faah faahin ka bixisay Dagaalka ka dhanka ah ee Al-shabaab, kaasi...
Madaxwaynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo dib ugu laabtay magaalada Garoowe, ayaa ka hadlay askari toddobaadkii hore gabar ku kufsaday...
Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta la Hadlay ayaa ka digay in la doorto Muuse Biixi Cabdi, Wuxuuna sheegay inuu dagaal sokeeyo ka...
Cisbitaalka Kalkaal Buuhoodle oo lagusoo kordhiyay dhakhaatiir iyo adeegyo cusub si kor loogu qaado caafimaadka bulshada Buuhoodle. Cisbitaalka Guud ee Kalkaal (Kalkaal Hospitaal)...
Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa khudbad ka jeediyey Munaasibad lagu qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Xaalada dalka iyo Sida looga...
Qaar kamid ah Shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ayaa Ka Jawaabay Hadalkii kasoo yeedhay Puntland iyo Siday u arkaan Xiligan HALKAN RIIX...
Maamulka Somaliland ayaa Jawaab kulul ka bixiyey Hadal kasoo yeedhay maamulka Puntland oo sheegay maalintii shalay inaan Gobolada Sool iyo Sanaag aysan...
Maamulka Somaliland ayaa sheegtay inay liisankii shaqada kala noqotay Telefishan ka mid ah kuwa ka hawlgala Somaliland, waxaanay ku tilmaameen inay baahiyeen war...
Taliyaha Ciidanka Badda Puntland Admiraal Cabdirsaaq Diiriye Faarax ayaa Shirjara’id oo uu ku qabtay Magaaladda Boosaso wuxuu ku beeniyay In Askari ka...
Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa Khudbad ka jeediyey Fadhigii Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Wuxuu sheegay inay Soomaaliya u...