WARARKA SOOMAALI

Daawo:Uk Wasiirad Xidhiidh Qarsoodi ah lagu qabtay oo fadeexad weyn la daalaa dhacaysa iyo xilkii oo ay-Video

Wasiiradii Horumarinta Caalamiga ee UK Priti Patel ayaa iscasishay kadib markii ay soo baxeen fadeexado la xidhiidha inay kulamo qarsoodi ah oo aysan wasaarada arimaha dibadu ogayn marar kala duwan la yeelatay Raysulwasaaraha Israel iyo xubno kale oo katirsan xukumada Israel.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Priti Patel oo maalmahan shaqo ujoogtay dalka Uganda ayaa lagu amaray inay degdeg ugu soo laabato magaalada London waxaana lagu qasbay inay iscasisho.

SOMALI NEWS

To Top