WARARKA SOOMAALI

Daawo:Doorashadii Maamulka Somaliland oo meel xasaasi ah mareysa iyo Faysal Cali Waraabe oo Muuse Biixi sharafta ka qaaday,AMISOM buu keenayaa-Video

Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta la Hadlay ayaa ka digay in la doorto Muuse Biixi Cabdi, Wuxuuna sheegay inuu dagaal sokeeyo ka Bilaaban doono deegaanada Somaliland.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

“Hadii Muuse Biixi Qabto dagaal ayuu ridayaa,  waxaa la keenayaa AMISOM, Dagaal Sokeeye ayuu dalka Gelinayaa, ma AMISOM ayaa doonaysaan ?

Wuxuu si gaar ah ugu diray Fariin beesha uu kasoo Jeedo Siilaanyo, Wuxuuna uga digay inay Horumuud ka Noqdaan Burburka Somaliland hadii ay Muuse Biixi Codka siiyaan.

SOMALI NEWS

To Top