WARARKA SOOMAALI

Daawo:Cabdiweli Gaas Muxuu ka yidhi Askarigii ka tirsanaa Ciidanka Maamulkiisa ee Kufsaday Gabdha yar ee 15-jirka ah-Video

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo dib ugu laabtay magaalada Garoowe, ayaa ka hadlay askari toddobaadkii hore gabar ku kufsaday Magaalada Boosaaso Kadibna rasaas la dhacay, ka hor intii aanu ka cararin magaalada Boosaaso.

Cabdiwali Gaas ayaa sheegay in ninka falkaasi sameeyay la horgeyn doono Cadaaladda, si sharciga loogu qaado.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Mar uu ka hadlayey Jahwareerkii ka dhacay dekeda Bosaso oo muddo sideed maalmood ah xirnayd, Waxaana uu sheegay in dadka ka soo horjeeda mashruuca dekeda ay yihiin kuwo dan gaar ah leh, oo ka soo horjeeda horumarka iyo ballaarinta Dekeda Boosaaso.

 

SOMALI NEWS

To Top