WARARKA SOOMAALI

Daawo:Maamulka Somaliland oo jawaab adag ka bixiyey Hadal hanjabaad ah oo kasoo yeedhay Maamulka Puntland-Video

Maamulka Somaliland ayaa Jawaab kulul ka bixiyey Hadal kasoo yeedhay maamulka Puntland oo sheegay maalintii shalay inaan Gobolada Sool iyo Sanaag aysan ka dhici doonin Doorashooyinka Somaliland.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Gurdoomiyaha Golaha Guurtida SL Saleebaan Maxamuud Aadan oo ka hadlayey Arintaasi ayaa yidhi. “Hadii ay dalka soo weerarto Puntland waanu iska difaacaynaa, Gacmaha kuma Haysano Baruuro,   Awood Puntland oo Somaliland meel ka qabsan karta anigu ma Ogi,  Iyagaa Cirka Caano ku og hadii Ay Colaad rabaan”.

SOMALI NEWS

To Top