WARARKA SOOMAALI

Daawo:Maamulka Somaliland oo ku dhagan Kalsan Tv kadib markii uu dhawaan tabiyey Fadeexad Muuse Biixi Laascaanood ka raacday-Video

Maamulka Somaliland ayaa sheegtay inay liisankii shaqada kala noqotay Telefishan ka mid ah kuwa ka hawlgala Somaliland, waxaanay ku tilmaameen inay baahiyeen war ay sheegeen inay nabadda khalkhal gelinayso.

Hase ahaatee, masuuliyiinta telefishankaas ayaa sheegay in jidka loo maray xadhigoodu aanu ahayn mid sharciga waafaqsan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Geesta kale, ururka saxafiyiinta ee SOLJA iyo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa iyana arrintani ka hadlay.

SOMALI NEWS

To Top