WARARKA SOOMAALI

Daawo:Ra,iisul Wasaare Khayre muxuu ka yidhi Dagaalka Farmaajo ku dhawaaqay ee Al-shabaab,Ma ka aragti duwan yahay-Video

Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa khudbad ka jeediyey Munaasibad lagu qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Xaalada dalka iyo Sida looga adkaan karo Al-shabaab.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wuxuu siwayn uga hadlay Midnimada dalka ka muuqata hada, Kulankii maamulada Waxa kasoo baxay,  Sidoo kalana Wuxuu sheegay in maanta la haysto Fursadii ugu waynayd, oo ay Muuqato Wadadii Guushu  “Qaraxii Soobe kadib dareenkeena wuxuu noqday dagaal Wadajir ah oo lala galo Al shabaab”.

SOMALI NEWS

To Top