Kulanka 15 aad Ee kala Fadhiga 2aad Ee Golaha Aqalka sare Waxaa Maanta ka qeyb galay oo Horyimid Xildhibaanada Aqalka Sare Madaxweynayaasha...
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay in hoggaamiyihii kooxda...
Amiir ka tirsan boqortooyada Sacuudiga iyo dhawr sarkaal oo kale ayaa ku dhintay dayuurad ku bururtay meel u dhow xudduudda uu dalkaasi...
Heshiiskan oo ay ku jiraan qodobo xasaasi ah ayay dad badan shaki gelinayaan sida ay u hirgelin doonaan madaxda Maamul goboleedyada. Madaxweynaha...
Ugu yaraan 26 ruux ayaa ku dhimatay 20 kalana dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii nin hubaysan uu rasaas ku furay...
Ololaha looga soo horjeeda Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo magaalada Baydhabo uu ka socdo dhaq dhaqaaqyo...
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in gobolka Hiiraan ay dhibaato badan ka taagan tahay isticmaalka lacagta Shilinka Soomaaliga. Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali...
Gabar uu dhawaan Magalada Boosaaso si arxan dara ah ugu kufsaday Askari ka tirsan Ciidanka Puntland ayaa ka hadashay sidey wax u...
Xukuumadda Sucuudiga ayaa qaaday olole musuqmaasuqa lagula dagaalamayo, waxaana ololahaa lagu soo xidhay toban Amiir oo ay ku jiraan wasiirro sar sare...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Raiisul Wasaaraha Xukuumadda, Saraakiisha ugu sarraysay Ciidanka Xoogga dalka, Madaxweynayaasha dowlad...