WARARKA SOOMAALI

Daawo:Gabadhii uu Kufsaday Askariga ka tirsan Ciidanka Puntland oo hadashay,Murugadda iyo Xanuunka-Video

Gabar uu dhawaan Magalada Boosaaso si arxan dara ah ugu kufsaday Askari ka tirsan Ciidanka Puntland ayaa ka hadashay sidey wax u gaareen.

Sidoo kale Ehelada Gabadha ayaa sheegay in Askarigu uu rasaas kala beegsaday  xubinta taranka,imikana uu xalkeedu liito.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top