WARARKA SOOMAALI

WARAYSI:Cabdiweli Gaas oo ka hadlay Weerar ka dhacay Gobalka Bari iyo Nin la bar tilmaameed sanayey oo Bad baaday-Video

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay in hoggaamiyihii kooxda Daacish ee Soomaaliya Cabdulqaadir Muumin uu ka badbaaday weerarkii ay Jimcihii Maraykanku ku qaadeen buuralayda Gobolka Bari.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Madaxweynaha Puntland ayaa Warbaahinta u xaqiijiyey in weerarkaasi lagu bartilmaameedsaday Cabdulqaadir Muumin, xogta ay ka heleen hay’adhooda amnigana ay sheegayso inuu ka badbaaday weerarkaas.

SOMALI NEWS

To Top