Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray caasimada dalka Ivory Coast ee Abidjan ayaa waxaa si heer sare ah ugu...
Ganacsade Maxamed Jabuutaawi oo Isagu magaalada Laascaanood ka Hirgeliyey Shirkada GURMAD ayaa eedaymo kala duwan dusha uga Tuuray Shacabka Laascaanood, Isagoo aan...
Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa waxay si Rasmiya uga mid noqon doonaan Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed Qaybtiisa 54-aad, Kuwaasi oo Hoos tagi doona...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhawaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood. Golaha wasiirada ayaa...
Ugaas C/Rashiid Xasan oo kamid ah Isimada dhaqanka ee Degmada Boocame ee Gobolka Sool ayaa eedayn dusha uga Tuuray Maamulka Puntland, Wuxuuna...
Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka Beesha Habar-yoonis oo kulan ku yeeshay magaalada Burco, ayaa Taageeray Shir ay sheegeen in lagu...
) Guri uu lahaa Alle ha Naxariistee Cabdullaahi Yuusuf Axmed Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya oo ku yaala magaalada Muqdisho ayaa Mudooyinkii ugu...
Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa ku kala saxiixday maanta magaalada Muqdisho heshiis horumarineed oo ku kacaya labo boqol oo malyan oo dollar...
Ururka Anfac oo Kamid ah Ururada Samafalka ah ee Ka Hawl Gala Degmadaasi Widh Widh ee Buuhoodle iyo Deegaanada Hoos Yimaada ayaa...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kulan khaasa kula yeeshay dhigiisa Kenya Uhurro Kenyatta. Labada Madaxweyne...