Dr. Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan magaalada Hargeisa ayaa ka Jawaabay Hadalkii kasoo yeedhay Gudoomiyaha Guurtida Soomaliland Saleebaan Maxamuud aadan kaasi...
Shacabka Magaalada Laascaanood ayaa ka hadlay hadalkii dhawaan ka soo yeedhay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Maamulka Somaliland ee ahaa in aysan Kkhaatumo iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa daah furay shirka Qaran ee (Somali Partnership Forum) ee ka dhacay magaalada Muqdisho...
Hoggaamiyeyaasha Carabta ayaa uga digay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuu magaalada barakeysan ee Qudus u aqoonsado Caasimadda Israel. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa u sheegay hogaamiyaasha Carbeed in uu qorsheynayo in safaarada Maraykanka ee Israel inuu u soo wareejinayo magaalada...
Inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad ah mid xiran, iyadoo feejignaan sare la geliyay Ciidamada ammaanka oo saaka lagu arkayo...
Shabakadda Horufadhimedia ayaa si xeel dheer usoo uruurisay Dilkii Hoggaamiyihii awooda badnaa ee Dalka Yamen mudada dheer kasoo talinayey Cali Cabdlle Saalax...
Maxkamadda ugu sarraysa Maraykanka ayaa go’aamisay in si dhamaystiran loo hirgaliyo mamnuucitaankii uu madaxweyne Trump ku soo rogay lix dal oo Muslimiin...
Waxaa maalintii labaad galay shirka ka socda magaalada Muqdisho ee loogu magac daray “Somali Partnership Forum”, waxaana shirka maanta diiradda lagu saarayaa,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay furitaanka Shirweynaha Amniga Soomaaliya ee ka furmay magaalada Muqdisho ayaa...