Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo waxa ay u ambabaxeen dalka turkiga halkaas oo lagu wado in Arbacada Berito ah...
Magaalada Buuhoodle Waxaa Laga Furay Isbitaal Cusub Kaasi oo Deegaanka Buuhoodle ay Ka Hir Galiyeen Qaarkamid ah Dhakhaatiirta Buuhoodle Hosbitaalkaasi Ayaana Loogu...
Culumada Degmada Horufadhi ee Gobolka Cayn Ayaa Fariin u Diray Guud ahaan Walaala ah Islamaanka ee Jecel Khayrka in Laga soo Qayb...
Axmed Cabaas ibraahim oo kamid ah Qurbajoogta iyo waxgaradka Gobaladda SSC isla markaana kamid ah dadka sida dhow ula socda xaaladaha kala...
Xafiisk Qaramada Midoobey u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha ayaa soo bandhigay warbixin ku saabsan tirada dadka lagu dilay Soomaaliya laga soo bilaabo 2016...
Faysal Cali waraabe oo Warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeisa ayaa sheegay in Madaxwaynihi hore ee Maamulka Somaliland uu ahaa nin Macaan, Balse...
Shirka Wasiirradda Arrimaha dibadda dalalka Ku jira Jaamacadda Carabta ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar. Shirkaan oo ahaa...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii magaalada Sharma Sheekh...
Dowladda Keenya ayaa la daala dhacaysa fadeexad baahsan oo ka dhalatay Kabaha Booliska Dalka Kenya kuwaas oo aad loogu fadeexeeya kadib markii...
Madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas, ayaa ka hadlay shirkii amniga Qaranka Somalia, kan beesha caalamka iyo Madaxda Soomaalida ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho. Cabdiweli Gaas,...