WARARKA SOOMAALI

DAAWO:Madaxweyne Farmaajo oo Turkiga kaga qayb galaya Shir Muhiim ah,Go,aankii Dowladda Somalia ee Qudus-Video

Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo waxa ay u ambabaxeen dalka turkiga halkaas oo lagu wado in Arbacada Berito ah uu ka furmo shirka Iskaashiga Wadamada Islaamka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirkaas ayaa ah mid deg deg ah kaas oo intiisa badan diirada lagu saari doono xaalada ku soo korortay Magaalada Barakeysan ee Quddus Iyo Go’aankii Donald Trump.

“Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa uu ka qeyb-galayaa shirka Qudus oo 6dii bishaan uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan si Madaxda Islaamka ee ku mideysan OIC ay isula gorfeeyaan go’aanka Madaxweyne Trump ee magaalada Qudus uu ugu aqoonsaday in ay caasimad u tahay Israaiil.”

SOMALI NEWS

To Top