Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Maalinta Qowmiyadaha Itoobiya, isagoo matalayay dowladda Soomaaliya. Munaasabaddan oo...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay shirka Ganacsiga Afrika, oo ka dhacay magaalada Sharma Sheikh ee dalka Masar, kaasoo...
Magaalada Sharma Sheekh ee Dalka Masar waxaa maanta ka furmaya shir wadatashi ah oo ku aadan arrimaha horumarinta Ganacsiaga Qaaradda Africa oo...
Ardayda Dhigta Jaamacada Bariga Africa Laanteeda Buuhoodle Ayaa Doortay Hogaan Cusub Gaar ahaan Gudoomiyaha Ardaydaasi iyo Kuxigeenkiisa Waxaana Xaflad Balaadhan oo Lagu...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa todobaadkan safarkii labaad ku tagaya dalka Masar, kaddib markii uu bishii August ee sanadkan uu...
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa cambaareeyay go’aanka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ugu aqoonsado in magaalada Qudus ay tahay Caasimadda Israel. Dhaleeceyn caalami ayaa...
Cali Khaliiif Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo dhawaahanba ku sugnaa magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland aya maanta isaga oo ka jawaabaya hadal...
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay maanta qaar kamid ah madax dhaqameedka,Siyaasiyiinta iyo odayaasha Beesha Garxejis.maxay...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka iyo Qatar ay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa dalbaday Ciidamo madax banaan oo suga Ammaanka Caasimadda. Guddoomiye Taabid oo khudbad...