WARARKA SOOMAALI

Vedio” Ardayda Jaamacada Bariga Africa Laanteeda Buuhoodle oo Doortay Hogaan Cusub

Ardayda Dhigta Jaamacada Bariga Africa Laanteeda Buuhoodle Ayaa Doortay Hogaan Cusub Gaar ahaan Gudoomiyaha Ardaydaasi iyo Kuxigeenkiisa Waxaana Xaflad Balaadhan oo Lagu Qabtay Jaamacada Bariga africa Laanteeda Buuhoodle.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Xafladaasi ayaa Waxaa Lagu Casuumay Maamulka Jaamacada Macalimiinta iyo Qaybaha Arday oo Goob Jooga ahaan Doorasahada Madaxda Ururka Jaamacada Bariga Africa Laanteeda Buuhoodle oo Xalay Lagu Qabtay Isla Xarunta Jaamacada.

 

Doorashadaasi ayaana Waxaa Ku Guulaystay Saalax Shiikh Mubaarag oo Noqday Gudoomiyaha Ardayda iyo Hinda Abshir oo Loo Doortay Gudoomiyey Kuxigeenka Ardayda Jaamacada Bariga Africa Laanteeda Buuhoodle.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top