Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in Heshiiskii ay gaadheen Madaxwynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Cali Khaliif Galaydh ...
Waxaa maanta magaalada Hargiesa ku gubtay oo dab xoogan ka kacay Guriga Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland, waxaana Intaasi kadib Qalabkii laga Xayuubiyey...
Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Yemen ayaa xaqiijiyay in Kooxda Xuutiyiinta ay dileen Madaxweynihii Hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax. Waxaa...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war kasoo saaray shirka dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ee maanta Muqdisho ka furmay....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow si rasmi ah Muqdisho uga furay Wejiga Labaad ee shirkii London oo looga...
Shir heer sare ah oo Amniga Qaranka looga hadlayo ayaa maanta ka furmaya Xarunta Xalane oo xarumo iyo Talis u ah howl...
Qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran waxaana dadka iyo Gaadiidka ay isticmaalayaan wadooyin qarada jeex. Inta badan magaalada...
Dagaal culus oo u dhaxeeya Taageerayaasha Madaxweynihii hore Yemen Cali Cabdalla Saalax iyo Maleeshiyada Shiicada Xuutiyiinta ayaa ka socda magaalada Sanca, iyadoo...
Waxaa magaalada Hargeisa Munaasibad Casho Sharaf ah loogu sameeyay Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo Xubno ka tirsan maamulkii Khaatumo ee Heshiiska la...
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib ka qeybgalkii caleema-saarka Madaxweynaha Kenya...