WARARKA SOOMAALI

Madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla saalax oo Mardhoweyd la khaarajiyey +Video

Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Yemen ayaa xaqiijiyay in Kooxda Xuutiyiinta ay dileen Madaxweynihii Hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax.
 
Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha lagu dilay Isku dhacyo ka dhacay Magaalada Sanca Maanta.
 
Maalmihii lasoo dhaafay ayay ku dagaallamayeen Magaalada Sanca Cali Cabdalla Saalax iyo Kooxda Xuutiyiinta ah.

HALKAN RIIX DAAWO

SOMALI NEWS

To Top