Burcad hubeysan ayaa habeenkii Khamiista ku dilay magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Africa, laba wiil oo walaala ah oo ka mid ahaa...
Wararka saaka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay sidoo kalena xarun KMG ah u ah maamulka Koonfur galbeed ayaa waxaa...
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadada ee Dowladad Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimo la xiriira Soomaalida kunool Dalka...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamad Cali Gaas oo ka warbixiyey safarkiisa Itoobiya ayaa sheegay in safarkii uu ku tagey wadankaasi uu ku...
Cuqaal iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Beesha Hayaag Ayaa Shir Balaadhan Ku Qabtay Deegaanka Gocondhaale oo Kamid ah Deegaanada Dhawaan La degay,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast shirka 5aad ee iskaashiga...
Waxaa Shir Watashi ah Yeeshay Golaha Sare ee Dhaqanka ee Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn Waxayna Isimadu Isla Qaateen in La Dar...
Wasiirka Maaliyadda Dowlada Federalka Cabdiraxmaan ducaale Beyle ayaa Maanta Daahfuray Diwaangalinta Ciidamada Xoogga Dalka oo markii ugu horeysay taariikhda Soomaaliya askari walbo...
Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in bam gacmeed lagu tuuray ciidamo ka tirsan Puntland kuwaasoo marayay waddo...
Safiiradda Mareykanka u fadhida golaha ammaanka ee Qaramada midoobay, Nikki Haley ayaa hoggaanka Kuuriyada Waqooyi uga digtay in gebi ahaan ba la...