WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Murugadda iyo Xanuunka laba Wiil oo Walalo ah oo lagu dilay Koonfur Afrika-Video

Burcad hubeysan ayaa habeenkii Khamiista ku dilay magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Africa, laba wiil oo walaala ah oo ka mid ahaa Soomaalida ku gacansata dalkaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cumar Salaad Xaashi iyo walaalkiis ka yar Libaan Salaad Xaashi, ayaa waxaa lagu toogtay dukaan ay ku lahaayeen magaalada Johannesburg.

SOMALI NEWS

To Top