WARARKA SOOMAALI

DAAWO YAABKA:-Guri Cabdilaahi Yuusuf Muqdisho ku lahaa oo la isku qabsaday iyo Cida loo xukumay Gurigii-Video

) Guri uu lahaa Alle ha Naxariistee Cabdullaahi Yuusuf Axmed Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya oo ku yaala magaalada Muqdisho ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay la isku haystay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Nabadoon Xaad oo kamid ah Madaxda dhaqanka ayaa codsaday in dadka Guryaha Dulmiga kuhaysta ay iska celiyaan, Wuxuuna sheegay in Gurigan ay leeyihiin Qoyska Cabdillaahi Yuusuf Axmed.

Xildhibaanad Duniyo Cali Maxamed ayaa sheegtay inay tahay wax laga Xumaado, in Qoyskii Cabdilaahi Yuusuf Maanta lagu Qabsado Booska keliya ee ay ku leeyihiin Muqdisho.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay Xaqiijiyeen Dhulka ay leeyihiin Qoyska Cabdilaahi Yuusuf Axmed,  Waxayna sheegeen inaysan Jirin cid kale oo sheegan karta

SOMALI NEWS

To Top