WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Burco waxgaradka Beesha Habar-yoonis“Muuse Biixi nooma talin doono,Shir baa Ceerigaabo nooga furmaya,,-Video

Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka Beesha Habar-yoonis oo kulan ku yeeshay magaalada Burco, ayaa Taageeray Shir ay sheegeen in lagu Qaban doono magaalada Ceerigaabo, Kaasi oo ay uga Arinsan doonaan Danahooda Kadib Doorashadii uu kusoo baxay Muuse Biixi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Odayaasha ayaa cod dheer ku sheegay inuusan Muuse Biixi u talin doonin, Islamarkaana aysan Hoos tegin maamulka Jeegaan-land, Sida ay hadalka u dhigeen, Waxana sidoo kale ka digeen Ciidamo ay sheegeen in la geeyay magaalada Ceerigaabo.

SOMALI NEWS

To Top