Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa soo saaray qoraal ay ku dalbanayaan in la hakiyo ansixinta Hindise sharciyeedka Xukuumadda ay horgeysay Baarlamaanka, iyagoo...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaadhay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka Koofur Galbeed....
Robert Mugabe oo 93 jir ah, ahaana hoggaamiyihii Zimbabwe laga soo bilaabo xoriyaddii dalkaasi 1980-kii ayaa talaadadii is-casilay, Mugabe waxaa uu ka...
Suldaanka guud ee Habar-Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo maanta Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa ka hadlay Doorashadii uu kusoo...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaadhay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka Koofur Galbeed....
Waxaa maanta gelinkii hore Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeisa lagu xidhay Maxamed Yaasiin Wasiirkii Hore dikadaha Somaliland Xabsigana Utaxaabay oo kamid ahaa...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa marka hore u Hambalyo u diray guud ahaan Shacabka Soomaliland iyo Madaxweynaha Cusub ee...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dowladda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo Maanta Warbaahinta Shir jaraa,id ugu qabtay Magaalaada Muqdisho ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha...
Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag oo kamid ah goobaha ay sida wayn ugu xoogan yihiin Taageerayaasha Xisbiga Wadani ayaa waxaa ka dhacay...
Beesha ay ka dhalatay Faa’isa oo Todobaadyo ka hor Askari ka tirsan Ciidanka Puntland uu ku kufsaday Magalada Boosaaso oo shir ku...