Madaxa-dhaqameedka Beesha Garxajis ayaa Shaaciyay Wakhtiga ay Sida Rasmiga Ah u qabanayaan Shirwayne ay Qaban-qabaadiisa Wadeen Mudooyinkii ugu dambeeyay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxay...
Madaxwayne Ku Xigeenka maamulka Somaliland C/Raxmaan Saylici oo saaka soo gaadhay magaalada Laascaanood ayaa kormeeray Jiidaha hore ee ay ku sugan yihiin...
Gudoomiyaha Xisbiga Muaacaradka ah ee wadani ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo xalay Khudbad u jeedinayey Shacabka Magaalada Boorame ayaa ka hadlay Xiisadda...
Kaahin Siciid Sulub Maxamed oo kamid ahaa Golihii wasiiradda ee Xukuumadii Daahir Riyaalle ee Maamulka Somaliland isla markaana ugu magacaabnaa Wasiirka Wasaaradda...
Wararka Saaka laga helayo gobolka Sanaag gaar ahaan deeganaadii shalay dagaalku ka dhacay ayaa sheegaya in xiisad dagaal ay ka taagan tahay...
Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Lagaga Dhawaaqay Magaalada Buuhoodle ayaa Maanta Soo Gabagabeeyey Hawlahaa Nadaafada ee Wadada Laamiga ahe Buuhoodle Taas...
Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynaha Dowlada Somalia oo xalay ilaa shalay ku sugnaa magaalada Caabud-waaq ee G/Galgaduud ayaa maanta lagu wadaa inuu...
Waxaa xalay la soo afjaray xiisadii maalmahan ka taagneyd Gobolka Banaadir ee ka dhalatay khilaafkii arrimaha maqaamka Caasimadda, taasoo uu xilka ku waayay...
Puntland ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal shalay ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, kaas oo ahaa in Somaliland uu xuduudkeeda...
Wararaka ka imaanaya Maanta Degaanka Tukaraq ee gobalka Sool ayaa sheegaya in Ciidamadda Somaliland iyo Puntland isku horfadhiyaan degaankaas oo horey Maamulka...