WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Buuhoodle dhalinyaro u istaagay soo celinta Bilicda Magaalada iyo Horumarka-Video

Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Lagaga Dhawaaqay Magaalada Buuhoodle ayaa Maanta Soo Gabagabeeyey Hawlahaa Nadaafada ee Wadada Laamiga ahe Buuhoodle Taas oo BilicdeedaSi wayn Maanta Ururku uga Shaqeeyey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhalinyaradan oo ah kuwo iskood isku Xilqaamay ayaa Lagu amaanay Hawlaha Bilcinta Magaalada iyo in ay Dadka  Tusaan in Maamul la, aan Laga shaqayn Karo Bilicda Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn.

SOMALI NEWS

To Top