WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Cabdiraxmaan Cirro oo Colaadda Tukaraq ku eedeeyay Muuse Biixi iyo Maamulkiisa-Video

Gudoomiyaha Xisbiga Muaacaradka ah ee wadani ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo xalay Khudbad u jeedinayey Shacabka Magaalada Boorame ayaa ka hadlay Xiisadda ka taagan Deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool isla markaana colaada ka dhex abuurtay Maamulada Puntland iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdiraxmaan Cirro ayaa Maamulka Muuse Biixi ku eedeeyay hurinta Colaadda iyo Nabad xumadda ka taagan Deegaanadaas,waxaana uu ku baaqay in uusan dagaal xal ahayn ee arrinta lagu dhameeyo wada hadal.

 

SOMALI NEWS

To Top