WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Saylici ku xigeenka Maamulka Somaliland oo maanta gaadhay Tukaraq,Garoowena diiradda ku eegay-Video

Madaxwayne Ku Xigeenka maamulka Somaliland C/Raxmaan Saylici oo saaka soo gaadhay magaalada Laascaanood ayaa kormeeray Jiidaha hore ee ay ku sugan yihiin Ciidamada Somaliland oo dhowaan ay ka qabsadeen Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wafdiga Watay C.raxmaan Saylici oo ay ka mid ahaayeen Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somaliland ayaa  la hadlay Ciidamada Somaliland ee Halkaasi ku sugan, Waxayna sheegeen inaay Teg doonaan Xadka ay la wadaagaan Puntland, Hadana ay uga Joogaan inaan dhibaato dhicin.

SOMALI NEWS

To Top