Maamulka Gobolka Banaadir ayaa amaro adag kusoo rogay Hay’addaha Caalamiga iyo kuwa NGO-yada ee ka howlgala degmooyinka magaalada Muqdisho ee ka shaqeeya...
Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal waxaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo shirka madasha aragti wadaagga ee uu oo diyaariyey Machadka...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Murasal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar habeenkii xalay aheyd ka dhacay waddo xiriirisa degmada Mataan iyo Magaalada Baladweyne ee Xarunta...
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta oo tallaado ah waxaa lagu waday inuu ka furmo Shirka Madasha Aragti Wadaagga Sanadlaha...
Wararka aan ka heleyno deegaan hoostega degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in gabal-dhicii galabta halkaas lagu dilay Nin...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu goordhoweyd Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay Maxamed Ibraahim Macallimuu. Maxamed...
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta oo tallaado ah waxaa lagu waday inuu ka furmo Shirka Madasha Aragti Wadaagga Sanadlaha...
Guddiga Doorashada heer Federaal ee lagu mursansan yahay ayaa shaaciyay Maanta inuu dib u dhac ku yimid Jadwalkii Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Sheekh Shariif Sh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray Magaalada Garoowe...