Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG...
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Gobolka Gedo ayaa kormeer ku tegay...
Dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan Itoobiya ee qeybta ah howlgalka AMISOM iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa waxaa uu saacadihii lasoo dhacay deegaano...
Qaramada Midoobay, ayaa soo dhowaysay Shirka uu ku baaqay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo sida qorshaysan lagu qaban doono...
Maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa aqbalay inuu ka qeybgalo shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shir deg deg ah isugu yeeray Madaxda dowlad Goboleeyada dalka iyo Gobolka Banaadir, kaasi...
Ciidanka dowladda Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee ku sugan degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta ku dhigay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa...
Sida ay sheegayaan warar hor leh oo ka imaanaya Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in sideed askari kasoo goostay Ciidamada...
Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa gaaray Wakiilo ka socda Beesha Caalamka oo oo Maanta halkaas kulan xasaasi ah kula qaadan doona Madaxweynaha...