Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa halka uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya...
Magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiga ayaa waxaa gaaray wafdi ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo todobaadadii la soo dhaafay ku sugna Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Maanta waxaa uu...
Laba sarkaal oo ka mid ah booliska xarunta Congress-ka ee Capitol Hill ayaa diiwaan-geliyey dawacd ka dhan ah madaxweynihii hore ee Mareykanka...
Madaxweynaha Masar Cabdel Fataax Al Sisi ayaa ka digay ‘cawaaqib xumo daran oo ka dhalan karta’ waa haddii biyo xireenka ay Itoobiya...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay SL/XM/XKQ/222/1-642/032021 iyo SL/XM/WM/222-643/032021 uu xilkii kaga qaaday Maareeyihii Guud ee...
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ee ku sugan Isgoyska Dabka ayaa Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka haatan u diiday inay ka gudban Koontaroolka...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ayaa waxaa lagu wadaa in kulan aan caadi aheyn ay ku...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Baaq u dirtay Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Qoraal...
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay dad hor leh oo laga Cudurka halista ah ee COVID-19, kuwaasi oo baaritaano Caafimaad...