War-saxaafaded ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa loogaga codsaday Madaxweyne Farmaajo iyo Baarlamaanka inay si deg deg ah uga howl-galaan...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil, ayaa si kulul uga hadlay dagaaladii...
Waxaala xaqiijiyay in uu geeriyooday Hanti dhowrahii Guud ee Dowlad Goboleedka Jubaland Cabdi Casiis Sheekh Xuseen Dayib, kaas oo kamid ahaa Aas’aasayaashii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiinta. Kulanka waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray Baaq ku socda dadkii shalay ka barakacay xaafaddo dhowr ah oo...
Qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa Xeendaabka xerada Asluubta ee ku dhaw Isgooska Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa hoygiisa ku qaabilay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen oo booqasho ugu tagay....
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa caddeeysay mowqifkeeda ku aadan Go’aankii ay maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle uga soo horjeesteen muddo kordhintii loo sameeyay Madaxweynaha...
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa iclaamiyay fadhi gaar ah oo aan caadi aheyn oo maalinta Sabtida ay yeelanayaan Xildhibaannada Golaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay si toos ah ula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa uga booga dhayey walaac xooggan...