Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino nooca dhulka lagu aaso oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmada Afmadow ee Gobolka...
Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay inay ka qeyb qaadan doonaan xalka garista cabashada ay Maamulka Hir-Shabeelle ka qabaan Shacabka ku...
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho iyo dowlad Goboleedyada dalka si rasmi ah uga bilaabanaya Imtixaanka shahaadiga ah oo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada hidaha...
Shirkii Wadatashiga Qaran ee looga hadlaayay Doorashada dalka ka dhaceysa oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga soo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu danbeyn go’aansaday in Guddiga doorashada ee Gobolada Waqooyi (Somaliland), si siman loogu qeybiyo Guddoomiye...
Waxaa goordhaw kulan xasaasi ah Magaalada Muqdisho ku yeeshay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Aqalka sare ay wehliyaan qaar kamid ah Xildhibaanada...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Ururada Haweenka Soomaaliyeed qeybahooda kala duwan. Kulanka...
Ururka Al-Shabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday degaano ku yaalla inta u dhaxeysa Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug iyo Tuullada lagu Magacaabo...
Ilo Milliteri oo ka tirsan Ciidanka dalka maali ayaa sheegay inay Xabsiga ka sii daayeen Madaxweynihii KMG ee dalkaasi, Bah N’Daw iyo...
Waxaa haatan Xarunta Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho qaban-qaabadii ugu dambeysay ee Munaasabadda lagu saxiixayo heshiiska laga gaaray doorashada dalka ka dhaceysa...