Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay ka ambabaxay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ayaa xalay gaaray magaalada Qaahida...
Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ee Helikopter-ka oo ay leedahay Qaramada Midoobay ayaa gelinkii dambe ee maalintii shalay Arbacada ku dagtay deegaanka...
Afhayeenka Ciiddanka Kooxda Xuutiyiinta Yemen, Jeneral Yaxya Sareec ayaa faahfaahin ka bixiyey Duqeyn Ballaaran oo ay la beegsadeen Markab Dagaal oo ay...
Banaanbax ballaaran oo looga horjeedo damaca dowladda Itoobiya ee heshiiskii dhawaan loogu saxiixay badda ayaa Maanta ka dhacaya magaalada caasimadda ah ee...
Taliska Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa habeenimadii xalay aheyd duqeymo dhanka cirka ah ku dilay in ka...
Abaanduulihii Ururka 18-aad ee ciidanka kumaandooska Gorgor ee xoogga dalka Cabdi Maxamed Suulnuuge ayaa Maanta lagu dilay Dagaal xooggan oo ka dhacay...
Safiirkii dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiyay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga Ambassador Jaamac Cabdullaahi Maxamed Ceydiid ayaa ku dhawaaqay inuu iska...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan. Madaxweynaha ayaa uga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay in bilowga sanadka cusub ee 2024 la qaadi doono qeybo...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay xaaladda amni iyo tan siyaasadeed ee Puntland ku sugan tahay,...