Waxaa isasoo taraya walaaca dunidu ka qabto weerar ka yimaada dhanka Xuutiyiinta Yemen kaasoo lagu beegsanayo fiilooyinka internetka sida ee mara gunta...
Howlgal uu horkacayay Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Raasi Casayr ee Puntland G/sare Fu’aad Maxamud Xussen ayaa laga sameeyay deegaanada dhurbo, Biyo Kulule,...
Faah faahino ayaa laga helayaa dagaal Maanta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho guriga uu degmada Kaaraan ka dagan yahay xildhibaan katirsan Golaha...
Faah faaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Saaka ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, waxaana lasoo sheegayaa inuu khasaare...
Koox hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa xalay gudaha magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ku dilay Haweeney kamid aheyd dadka deegaanka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka-Sida ee Jamhuuriyadda...
Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa magalaada Muqdisho ku qabtay sarkaal lagu magacaabo Muxiyadiin Cabdisalaan Maxamuud (Muxiyadiin Daqare) oo ka...
Taliska ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War kasoo saaray kiiska gabadhii geeriyootay ee dhawaan Ninkii qabay uu ku gubay magaalada Muqdisho...
Waxaa isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho aroortii hore ee saaka ku geeriyootay Luul Cabdicasiis oo aheyd Haweeney dhawaan uu Ninkeeda ku gubay...
Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka, ciidanka Hay’ada Nabad Sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA iyo Saaxiibada caalamka ayaa...