Ra’iisal Wasaaraha dalka Suudaan Cabdullaahi Xamduuk ayaa saqdii dhexe ee xalay ku dhawaaqay inuu xilka Ra’iisul Wasaaraha dalkaas is casilay. Arrintaa ayaa...
Guddoomiye ku-xigeenkii Guddiga KMG doorashooyinka dowlad Goboleedka Puntland Jaamac Xirsi Faarax ayaa ku dhawaaqay inuu isna xilkii iska Casilay, kadib markii saacad...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Safiirada dowladda Ingiriiska...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay dagaal laba maleeshiyo Beeleed ku dhex-maray deegaannada Saaxmaygaag iyo Sanga...
Dab geystay Khasaaro balaaran geystay ayaa Barqanimadii Maanta ka kacay suuqa ganacsiga ee Degmada Hodan gaar ahaan xaafada Seybiyaano Magaalada Muqdisho. Dabkaan...
Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka Maamulka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa ku dhawaaqay inuu xilkii uu haayay iska Casilay, sida uu ku xaqiijiyay Qoraal...
Hawlgalo Ciidamada Amniga Puntland ay ka sameeyeen Magaalada Gaalkacyo ayey kusoo qab qabteen hub noocyo kala duwan isugu jira isla markaana shalay...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo maanta dib uga qarxay duleedka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, sida...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddi baaris u magacaabay dhacdadii 27 December sanadkii 2021 la isku dayay in...
Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa fiidnimadii xalay ku qarxay wadada soddonka gaar ahaan meel ku dhow Isgoyska baar Ubax ee...